Skip to main content

Posts

Recent posts

Cows-badeedka (Seagrass): Hantida Qarsoon ee Badda iyo Muhiimadda Ilaalintiisa

1. Hordhac: Waa maxay Seagrass ama Cows-badeedku? Seagrass-ka, oo Af-Soomaali ahaan loo yaqaan cows-badeedka, waa koox dhir ah oo ubax samaysa, kuna korta biyaha badda. Waa dhir dhab ah oo ka duwan algae-da, maadaama ay leedahay xididdo, jirrid, caleemo iyo nidaam ay nafaqooyinka ku qaadato. Waxay sidoo kale awood u leedahay inay ubaxdo oo ay soo saarto iniin, inkastoo noocyada qaar ay siyaabo kale u tarmaan. Cows-badeedku wuxuu ka baxaa meelaha xeebaha ah ee biyuhu gaaban yihiin, halkaas oo iftiinka qorraxdu gaari karo si uu ugu suurageliyo inay samaysato cuntadeeda iyada oo loo marayo habka loo yaqaan photosynthesis . Dhirtaasi waxay ku kortaa ciidda ama dhoobada badda hoosteeda, waxayna samaysaa goobo waaweyn oo hoy, cunto iyo meel taran u noqda noolaha badda. Seagrass-ku waa mid ka mid ah hab-nololeedyada xeebaha ee ugu muhiimsan adduunka. Inkastoo mararka qaarkood loo arko cows caadi ah oo badda ka baxa, haddana wuxuu door weyn ka ciyaaraa ilaalinta kala duwanaanshaha noolaha, ...

Cawaaqibka kadhalankaro Kaluumaysiga Sharcidarada ah, Xalku maxu yahay?

  Illegal Unreported, Unregulated Fishing in Somalia – IUU fishing (Kaluumaysiga Sharcidarada ah - Somalia) Badda Somalia waxa si wayn uga socday sanadihi lasoodhaafay ila hada   kaluumaysi sharci daro ah kasoo ay sameeyaan maraakiib waa wayn oo lagaleeyahay wadamo kaladuwan kuwaso isticmaalo shabaqyo qaadayo waxwaliba sidokalana waxyeelaynaya deegaanka badda ( Marine Eviroment).   2005, FAO   waxa ay report garaysay in kudhawaad 700 oo markiib shisheeye ay kalluumaysi sharci daro ah kasamaynayen xeebaha Somalia . Sarah M. Glaser et al, (2019) article ay qoren waxa ay kusheegen in 2014 ay maraakiibta shisheeye ka kaqaaten biyaha Somalia kaluun gaarayo 92,500 mt. Wasaarada kaluumaysiga iyo dhaqaalaha buluuga ah waxa ay shegtay in ay marwaliba arkan maraakiibta sida sharcidarada ah ugu jiro biyaha Somalia lakin aysan waxba kaqabankarin. maadama an xog dhamaystiran oo cadaynaysa xadiga kaluunka ay Maraakibta shisheeyuhu kaqaatan biyaha soomaliya aan lahayn hadana waxa...

The difficulties that Somali fishermen face.

After the collapse of the central government, the country entered a state of crisis, resulting in widespread destruction of its infrastructure. Fishermen faced significant challenges as a consequence. Historically, the Somali population has not been particularly fond of eating fish, leading to a small number of fishermen due to the limited consumer base. This devastation has created numerous problems for small-scale fishermen, affecting both the economy and their livelihoods. Some of these problems include: Foreign vessels engaging in illegal fishing in our waters pose a significant threat. Our seas are rich in various fish species, making them attractive to these vessels. Perceiving little risk of being challenged, they fish increasingly closer to the coast, often entangling the nets laid by small fishermen. As a result, fishermen lose both their nets and the fish they aim to catch. Additionally, these foreign vessels dump waste into the sea, causing severe harm to the marine environm...

Dhibaatoyinka haysta Kaluumaysatada yaryar ee Somaaliyed

Dhibaatoyinka haysta Kaluumaysatada yaryar ee Somaaliyed.   Burburkii dowladii dhexe kadib waxa wadanka ka dhacay dhibaatooyin aad u badan, waxaa burburay inta badan kaabayaashi dhaqaalaha. Waxa dhibaatooyin wa waawayn ay soo wajahday dadka kaluumaysatada ah. Si guud, Dadka Soomaaliyeed tariikh ahaan ma ahan dad aad ucuna kaluunka sida darteed dadka kaluumaysta wa ay koobnaayen maadaama dadka cunaba aysan badnayn. Burbuurki marka uu dhacay waxaa kadhashay dhibaatooyin badan oo soowajahay kaluumaysatada yaryar kuwaso saamaynayay nolol ahan iyo dhaqaala ahaanba kaluumaysatada waxana kamid ah dhibaatooyinkas;  Dhibaatada maraakiibta shisheeye ee samaysa kaluumaysiga sharci darada ah gudaha baddeena, Maadama baddena ay aad ugabuuxan noocyo badan oo kaluun ah ayna arkeen markiibta shisheeye in ay baylah tahay ( aysan jirin cid ilaalinayso) waxa ay bilaabeen in ay kakaluumaystaan ayagoo xata xeebta aad ugusoodhawaanayo waxayna kusameeyan kaluumaysatada Soomaaliyeed in ay iskuduuduub...

Challenges ahead to develop Somali’s Marine forces (Navy)

The last articles we discussed focused on illegal fishing and recent operations in Somali waters. The overall conclusion to address these challenges is the development of Somalia's Navy; without this, the existing issues in our oceans will persist. In recent years, the rebuilding of Somalia's key institutions has been underway, with some making significant progress. However, the marine forces (Navy) have not shown visible improvements, despite Somalia having the longest mainland coast in Africa. The country has faced severe challenges, and the government has been preoccupied with numerous pressing issues. Now is the time to prioritize the development of our Navy. There are many challenges ahead in reshaping the Navy, including financial obstacles and a lack of focus on developing marine forces. The Navy requires a larger budget that necessitates careful planning, especially for sea operations, which differ significantly from land forces. They need a variety of equipment, includ...

The claim of Maritime Insecurity in Somalia

After the collapse of the central government in Somalia, maritime insecurity arose with the outbreak of piracy. In this article, the author does not aim to discuss the underlying causes of piracy in Somalia; instead, the argument presented is that the current maritime insecurity may compel the international community to create a new mission against piracy and related crimes or extend the mandate of the existing mission in Somalia. Following the government's devastation, a surge of organized crime occurred in Somali waters, prompting the world to take action against these offenses. While various perspectives exist regarding the motivations behind these criminal groups, this discussion will focus on the necessity of extending the mandates of ongoing missions in the Somali sea, such as Operation Atalanta, or establishing new missions to prevent such crimes. The international community, particularly the European Union, has received support from the UN, which deployed troops to Somali w...