Skip to main content

Cawaaqibka kadhalankaro Kaluumaysiga Sharcidarada ah, Xalku maxu yahay?

 

Illegal Unreported, Unregulated Fishing in Somalia – IUU fishing (Kaluumaysiga Sharcidarada ah - Somalia)

Badda Somalia waxa si wayn uga socday sanadihi lasoodhaafay ila hada  kaluumaysi sharci daro ah kasoo ay sameeyaan maraakiib waa wayn oo lagaleeyahay wadamo kaladuwan kuwaso isticmaalo shabaqyo qaadayo waxwaliba sidokalana waxyeelaynaya deegaanka badda ( Marine Eviroment).  2005, FAO  waxa ay report garaysay in kudhawaad 700 oo markiib shisheeye ay kalluumaysi sharci daro ah kasamaynayen xeebaha Somalia . Sarah M. Glaser et al, (2019) article ay qoren waxa ay kusheegen in 2014 ay maraakiibta shisheeye ka kaqaaten biyaha Somalia kaluun gaarayo 92,500 mt. Wasaarada kaluumaysiga iyo dhaqaalaha buluuga ah waxa ay shegtay in ay marwaliba arkan maraakiibta sida sharcidarada ah ugu jiro biyaha Somalia lakin aysan waxba kaqabankarin. maadama an xog dhamaystiran oo cadaynaysa xadiga kaluunka ay Maraakibta shisheeyuhu kaqaatan biyaha soomaliya aan lahayn hadana waxa cad in maraakib tiro beel ah ay baddena ay joogta uga kaluumaystan.

Cawaaqibka kadhalanayo  IUU fishing

·        Fish exploitation- madaama ay maraakiibtu yihin kuwa waa wayn waxay qaadayan kaluun aad ubadan taasina waxa ay sababaysa in kaluunka badda uu yaraado sidookale waxa ay adeegsanayan shaabaqyo mesh size kooda ama duleelkoodu ad uyaryahay oo aysan waxba kabaxsankarin tasoo keenayso in ay xata kaluunki yaryaraa ee tarmilahay in ay qaadaan.

·        Economic impact marki badda laxaalufiyo waxa dhacayso in ay kaluumaysatada gudaha waayan wax ay sooqabtaan taaso saamayna dhaqaale bulsho keenayso

·        Marine Environmental degradation maraakiibtaan waxa ay baabi’in karan degaanka badda madaama ay adeegsanayan shabaqyo xaaqayo waxawaliba  , sidookale waxa ay kushubikaran wasaq

 

Solution (Xalka)

Ø In la awoodeeyo ciidamada badda( Navy)

Ø In lagafaa’idaysto heshiiska ay Somlia saxiixday ee Port State Measures Agreement(PSMA)

Ø In maraakiibta lagalasocdo vessel monitoring system(VMS) ka ila dekadaha ay kuxiranayan kadibna ladacweyo

 

 

Comments

  1. Go foward Brother. We need young people profession Marine Science and doing research and talk about what is going on in our sea.
    Please do research, how Somali Government involved this issie.

    ReplyDelete

Post a Comment

Popular posts from this blog

Dhibaatoyinka haysta Kaluumaysatada yaryar ee Somaaliyed

Dhibaatoyinka haysta Kaluumaysatada yaryar ee Somaaliyed.   Burburkii dowladii dhexe kadib waxa wadanka ka dhacay dhibaatooyin aad u badan, waxaa burburay inta badan kaabayaashi dhaqaalaha. Waxa dhibaatooyin wa waawayn ay soo wajahday dadka kaluumaysatada ah. Si guud, Dadka Soomaaliyeed tariikh ahaan ma ahan dad aad ucuna kaluunka sida darteed dadka kaluumaysta wa ay koobnaayen maadaama dadka cunaba aysan badnayn. Burbuurki marka uu dhacay waxaa kadhashay dhibaatooyin badan oo soowajahay kaluumaysatada yaryar kuwaso saamaynayay nolol ahan iyo dhaqaala ahaanba kaluumaysatada waxana kamid ah dhibaatooyinkas;  Dhibaatada maraakiibta shisheeye ee samaysa kaluumaysiga sharci darada ah gudaha baddeena, Maadama baddena ay aad ugabuuxan noocyo badan oo kaluun ah ayna arkeen markiibta shisheeye in ay baylah tahay ( aysan jirin cid ilaalinayso) waxa ay bilaabeen in ay kakaluumaystaan ayagoo xata xeebta aad ugusoodhawaanayo waxayna kusameeyan kaluumaysatada Soomaaliyeed in ay iskuduuduub...

Challenges ahead to develop Somali’s Marine forces (Navy)

The last articles we discussed focused on illegal fishing and recent operations in Somali waters. The overall conclusion to address these challenges is the development of Somalia's Navy; without this, the existing issues in our oceans will persist. In recent years, the rebuilding of Somalia's key institutions has been underway, with some making significant progress. However, the marine forces (Navy) have not shown visible improvements, despite Somalia having the longest mainland coast in Africa. The country has faced severe challenges, and the government has been preoccupied with numerous pressing issues. Now is the time to prioritize the development of our Navy. There are many challenges ahead in reshaping the Navy, including financial obstacles and a lack of focus on developing marine forces. The Navy requires a larger budget that necessitates careful planning, especially for sea operations, which differ significantly from land forces. They need a variety of equipment, includ...