Skip to main content

Posts

Showing posts from March, 2023

Cawaaqibka kadhalankaro Kaluumaysiga Sharcidarada ah, Xalku maxu yahay?

  Illegal Unreported, Unregulated Fishing in Somalia – IUU fishing (Kaluumaysiga Sharcidarada ah - Somalia) Badda Somalia waxa si wayn uga socday sanadihi lasoodhaafay ila hada   kaluumaysi sharci daro ah kasoo ay sameeyaan maraakiib waa wayn oo lagaleeyahay wadamo kaladuwan kuwaso isticmaalo shabaqyo qaadayo waxwaliba sidokalana waxyeelaynaya deegaanka badda ( Marine Eviroment).   2005, FAO   waxa ay report garaysay in kudhawaad 700 oo markiib shisheeye ay kalluumaysi sharci daro ah kasamaynayen xeebaha Somalia . Sarah M. Glaser et al, (2019) article ay qoren waxa ay kusheegen in 2014 ay maraakiibta shisheeye ka kaqaaten biyaha Somalia kaluun gaarayo 92,500 mt. Wasaarada kaluumaysiga iyo dhaqaalaha buluuga ah waxa ay shegtay in ay marwaliba arkan maraakiibta sida sharcidarada ah ugu jiro biyaha Somalia lakin aysan waxba kaqabankarin. maadama an xog dhamaystiran oo cadaynaysa xadiga kaluunka ay Maraakibta shisheeyuhu kaqaatan biyaha soomaliya aan lahayn hadana waxa cad in maraakib ti